sheegay inay tahay

Share

 

Gaalkacyo: Madaxweynaha Puntland oo kusii jeeda Gaalkacyo xili ay dhaliilo badan ka jiraan

Madaxwaynaha dawladda Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda uu safar shaqo ku tago magaalada Gaalkacyo.

Madaxwaynaha ayaa socdaalkiisa waxaa siwayn looga hadla hayaa magaalooyinka Garoowe iyo Gaalkacyo.

Laamaha Amniga Maamulka Gobolka iyo kan degmada ayaa lagu wadaa in tallaabo laga qaado, waxaana soo baxaya in xalalkooda ay waayi doonaan masuuliyiin badan.

Socdaalka Madaxwayne Gaas ayaa kusoo beegmaya xili falal amni daro oo badan ay ka dhaceen magaalada Gaalkacyo kuwaas oo masuuliyiin kala duwan lagu beegsaday.

 

 
 
 
 
Share
 
WAR LA XIRIIRA
$$RELATED$$
Ku Laabo Bogga Hore ee AllPuntland.com