sheegay inay tahay

Share

 

Garoowe: Dawlada Puntland oo ka digtay faragilinta Gudoonka baarlamaanka fedraalka Soomaaliya ku hayo heshiisyadii dawlada dhexe iyo maamul goboleedyada Soomaaliya

´Dawladda Puntland  ayaa caawa war kasoo saartay faragalinta Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ay ku hayaan hanaanka doorasho ee ay ku heshiiyeen dawladda Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada dalka.

Puntland ayaa sheegtay in ay dawladaha xubnaha ka ah Federaalka ku boorinayso inay waajib ku tahay dadajinta hanaanka doorasho ee dalka iyo dhimsaha Baarlamaanka. Hoos ka akhri warsaxaafadeedka dawlada Puntland

 
 
Share
 
WAR LA XIRIIRA
$$RELATED$$
Ku Laabo Bogga Hore ee AllPuntland.com