sheegay inay tahay

Share

 

Kismaayo: Madaxweynaha JubbaLand oo ku dhawaaqay xubnaha golaha wasiirada cusub ee Jubbaland

Madaxweynaha dawladda Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa goor dhaw ku dhawaaqay xubnaha gollihiisa Xukuumada, kuwaas oo laga sugeyey 9-kii bilood ee lasoo dhaafay.

Madaxweynaha ayaa gollihiisan cusub ay ka dhex muuqdaan xubno horey uga mid ahaa iyo wajiyo cusub, waxaana lagu sheegay gollahan cusub kuwa wax badan ka bedeli doona xaaladda Jubbaland.

Gollahan cusub ayaa ka kooban 17 wasiir iyo kuxigeenadooda oo tiro guud isku ah 34 Shaqsi, taas oo ah markii ugu horeysay oo Xukuumad intaas le’eg loo dhiso Jubbaland.

 
 
Share
 
WAR LA XIRIIRA
$$RELATED$$
Ku Laabo Bogga Hore ee AllPuntland.com