sheegay inay tahay

Share

 

Muqdisho: Madaxweynaha Soomaaliya oo xilkii ka qaaday gudoomiyihii maxkamada sare, xili isagana ay bilo yari uga hareen xilkiisa

Madaxweynaha dawladda Faderaalka Xassan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaw warqad uu ka soo saaray Xaafiiskiisa waxa uu xilkii uga qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sarre ee Soomaaliya Avv Caydiid Cabdulaahi Ilka Xanaf.

Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa ku eedeeyey Caydiid Cabdulaahi Ilka Xanaf in uu gudan waayey waajibaadkiisa Shaqo, isla markaasna uu magacaabay Gudoomiye cusub oo loo magacaabay Dr Ibraahim Iidle Suleymaan.

Guddoomiyihii Maxkamadda Sarre Avv, Caydiid Cabdulaahi Ilka Xanaf wali ma uusan hadlin, waxaýna ku soo aadaysaa xilka qaadista lagu sameeyay xili ayba xilka madaxweynaha ka harsan tahay bilo yar iyadoo la filayo in maxakamada sare eegto muranada la xiriirada doorashada.

 
 
 
Share
 
WAR LA XIRIIRA
$$RELATED$$
Ku Laabo Bogga Hore ee AllPuntland.com