sheegay inay tahay

Share

 

Boosaaso: Dhaawicii wasiirka Amniga Puntland oo loo qaaday DJabuuti

Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa maanta loo duuliyay dalka Jabuuti si loogu soo dabiib, iyadoona lagu qaaday Diyaarad Wafdiga Madaxwaynaha Puntland gaynaysa dalka jabuuti halkaas oo ay uga qaybgalayaan Caleemo saarka Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geele.

Wasiirka ayaa xaalkiisa Caafimaad lagu soo dabiibayaa dalka Jabuuti, iyadoona la sheegay in baan uu u baahan yahay maadaam awasiirku uu qabo xanuunka Macaanka ( sonkorta).

Warbahainta ayaa loo diiday inay Sawirro iyo Muuqaal ka qaadaaan Wasiirka, waxaan adiyaarada ugu hoos geeyay geeri khaas ah oo qafilan kaas oo looga soo qaaday Isbitaalkii lagu dabiibayay.

qarjab ayaa dhaawaca uu qabo soo gaaray maalintii Khamiista ee todobaadkii hore kadib israsaasayn dhexmartay Istaafyada Taliyaha Booliska iyo Taliyaha Ciidanka Birmadka Puntland.

 
 
 
Share
 
WAR LA XIRIIRA
$$RELATED$$
Ku Laabo Bogga Hore ee AllPuntland.com