sheegay inay tahay

Share

 

Gaalkacyo: Ganacsade u dhashay Puntland oo lagu dilay Gaalkacyo !

Waxaa goor dhawayd maleeshiyaad hubaysan oo kasoo jeeda Galmudug ay Gaalkacyo ku weerareen gaari uu watay ganacsade Cabdullaahi Cismaan Axmed, waxaana weerarkaas sidoo kale ku dhaawacmay qof rayid ah oo la socday.

Dilka Ganacsadaha ayaa kusoo beegmay xili maalmihii lasoo dhaafay ay taagnayd xiisad ka kacday dhul kuyaal garsoor oo galmudug sheegtay inay dhisayso.

La soco wixii kusoo kordha

 
 
 
 
Share
 
WAR LA XIRIIRA
$$RELATED$$
Ku Laabo Bogga Hore ee AllPuntland.com