Sharciga cusub
Copenhagen:-Shirkada
Xawilaadda Amal Express Copenhagen, Denmark ayaa waxay
heshay sharciga lacag dirida iyo bixinta
oo la yiraahdo Eruopian payment Services
Directive..
Sharcigaan ayaa wuxuu
u ogolaanayaa in shirkadda xawilaada Amal
Express ay dalalka EU-da ku shaqeynkarto
xirfadda Money Transfer.
Shirkada Amal Express waxay u taagan tahay mar walba iyo
saacad walba u adeegida bulsho waynta Soomaliyeed. Intaas
kadib ha ku qancinina wax ka yar intaan idiin hayno.
Shirkadda Amal Express Denmark ayaa waxey
macaamiisheeda u soo bandhigeysaa adeeg
amaan ah oo casri ah.
Hadda dir hadda qaado.
Amal Express Copenahgen, Denmark
Adress:
Griffenfeldsgade 5 St Th
2200 København N
TEL: + 45 35 39 78 78
+
45 52 88 93 66 Hussein Khalif
(Naftixoor)
Ku Laabo Bogga Hore ee AllPuntland.com