Ku Xayaysiiso Ganacsigaaga AllPuntland La xiriir. ad@allpuntland.com  ama Webmaster@allpuntland.com  (Farsamo ku raali galisa iyo Balan Adag)

Amal Express Ent

Assalamu Calaykum Waraxmatullahi Wabarakatuhu:

Shirkadda Xawaaladda Amal Express Ent,  waxay dadwaynaha Somaliyeed ugu bishaaraynaysaa in  howl qabadkeedii ay kusoo kordhisay  nidaam cusub oo salka ku haya  deg-deg siinyo   iyo adeeg hufan oo kuraali galiya, waxay shirkadda Amal kuu  balan qaadaysaa in shaqada ay kuu qabanayso kuugu qabanayso qadar daqiiqado ah , isla markana  waxay Amal Express Ent   kaa balanqaadaysaa Adeeg hufan oo kuraali gasha .

 

Amal Express Ent  waxay lacagtaada marka aad  si caadi ah u dirsato oo aadan bixin khidmad  dheerad ah (Extra Commission) oo ah Express, Amal waxay lacataada kuugu gaarsii naysaa  halkii aad u rabtay  muddo la’eg   Laba(2)Saac, Amal Express Ent waxay lacagta EXPRESS ka ahi kuugu gaarsiinaysaa halkii aad u rabtay muddo kusiman Shan iyo Toban (15)daqiiqo, taasi waxay ku tusinaysaa in Amal ay kuu diyaarisay  adeeg kuraali galiya  oo aad ka maqsuuddo.

 

Shirkadda Xawaaladda ee Amal Express Ent ,  waxay taariikhdu markii ay ahayd 01.01.2003 ee  Sanadka Cusub wax ka badashay qaab maamulkeedii hore , iyadoo ay shirkadda daraasad cilmiyaysan ay ka dhaxashay    howlaha xawaaladda iyo ganacsiga casriga ah, shirkadda oo  u danaynaysa mujtama   ay u adeegayso  ayaa waxay  Amal Express Ent  u diyaarisay  dadwaynaha Somaliyeed Maamul aqoon sare u leh Howlaha Xawaaladda  iyo Nidaamka Ganacsiga casriga ah.

 

Hadalkaaga  Wacan iyo Fikirkaaga Wanagsan

Maku Soo simi kartaa Amal Express Ent

Amal  Ugu Kalay Adeeg Hufan oo kuraali gasha

Amal Waa Shirkaddii   aad ku xafidatay

Amal Waa shirkadii aad u dirsatay

Amal  Waa shirkaddii aad ku aamintay Hantidaada

Adeeg wacan  oo maqsuud kaa yeela  ugu imoow Amal Express Ent

Dunida meelkasta  oo aad kajoogto Amal Ugu  kaalay waxa aad jamato.

Ku xafido kana qaado Adeeggaaga  Amal Express Ent.

 

 

 

Shirkadda Xawaaladda Amal Express Ent ka hirgalisay Sanadkii   lasoo dhaafay  Magalada Nairobi ee dalka kenya  Mashruuc   Ganacsiyeed loogu magacdaray Amal Plaza , Mashruucan oo  ay Amal ugu talagashay dadwaynaha somaliyeed    inay  ka faa’iidaystaan   ayaa dhismihiisii  waxa uu hadda ka bilaabmay Xaafadda East Leight (Islii)  ee Magalada Nairobi , Dalka kenya, hadda waxa gacanta lagu hayaa dhagax dhiggii mashruuca, iyadoo dhismihiina uu si habsami ahi u bilaabmay  waqtigan , oo uu waliba si habsami ahi shaqadiisii ay u socoto, wixii faahfahin ahi  kaqaado  WEB PAGE-ka Amal oo ah www.amalbank.com

  Amal Website

 

Amal Express Ent  qorshayaasheeda  ganacsi laguma soo koobi karo qoraal iyo hadal ogaysiin ah, hasayeshee waxad wixii faahfaahin ah kala soo xariiri kartaa  Maamulka Amal Express Ent, iyo qaybta  Public Relation Department, adiga oo kala soo xariiraya  E-Mailada hoose.

 

Amal Express Ent waxay  ciddii danaynaysa ku wargalinaysaa in Saamiyadii Xawaaladda   ay kaharsan tahay wax yar, sidaas darted ciddii doonaysa in ay saami ku darsato Amal Express Ent waxay  lasoo xariiri kartaa  maamulka shirkadda , waxad kale oo laxariiri kartaa laamaha shirkadda Amal Express Ent   meelkasta  oo  xafiis amal uu kuyaal.

 

Waxaa kale oo ay shirkadda  ogaysiinaysaa in mashruuca Amal Plaza ee Nairobi Kenya isaguna saamigiisu  inta ka banaan  uu aad u yar yahay, haddaba cid alle iyo ciiddi danaynaysa fadlan lasoo xariir Amal Express Ent xafiisyadeeda ku teedsan dunida dacaladeeda , xafiiska kuugu dhaw.

 

Waxay shirkadda Amal Express Ent ku wargalinaysaa mujtamaca Somaliyeed inay u diyaarisay  Qaab- Xafidaad lacagtaada , tasoo ah  Qaabka ay ku dhaqmaan banuukta caalamiga ah oo  noqonaya (SAVING ACCOUNT) oo aad helayso Aqoonsi (ID CARD) , oo lagu buuxinayo dhamman maclumadka bangiyada caalamiga ah, sidaas darted ciddii doonaysa in looxafido lacagteda fadlan laxariir meelkasta oo aad ka helayso xafiisyada Amal guud ahaan , DALKA IYO DIBADDABA, qaabka lacagta aad usoo gudbisanayso waxa ay tahay sidan hoose.

 

waxad lacagtada u dhiibi kartaa xafiiska kuugu dhaw ee ay shirkadda Amal leedahay, adiga oo buuxinaya macluumadka lagaaga baahan yahay.

Waxad lacagtada si toos ahi ugu soo diri kartaa  xarunta Amal Express Ent adiga oo soo gudbinaya Rasiidka bank’ga(Reciept Bank), oo ay ku muujisan tahay cadadka lacagta , iyo waliba xilliga ay lacagta soogalayso A/C’ga Amal

Dabadeed xarunta ayaa wixii macluumad ahi  kaa buuxinaysa, waxana lagu siin doonaa caddayn(ID CARD) uu kamuuqdo  (Magacaada, A/C Lambarkada, IWM.

 

Kaqaado, Kuna xafido Amal Express Ent

Amal waa Amaano, degsiinyo iyo adeeg hufan

Kuugu qabanaysa xawaaladdada

Dadkii baahnaa Amal ayaa  u kacday

Daafaha dunida wixii aad ka diraysaan

Aabbo iyo Hooyo iyo Qaraabo kalkaalka

Amal ayaa diyaar ah inay kuu sahasho

Adeeggaga iyo Amaanadaa halkii aad

Doonto dunida amal ayaa kuu gaarsin

Dhigo lacagtaada Meel ay lacagi taal.

 

 

 

 

Wixii faahfaahin ahi  Amal Express Ent waxad kala soo xariiri kartaa  E-Mailadan Hoose.

 

 Maamulka :                  mamul@emirates.net.ae

Amal Chiarman :         amalchair@hotmail.com

Publicrelation Dept :   amalpublicrelation@hotmail.com

 

 

Mahadsanidin.

 

Go Back Home |