Xawaalada Amal Express Sweden waxay
Macaamiisheeda Soomaaliyeed la
socodsiinaysaa sharciyada cusub ee laga soo
saaray midawga Yurub oo dhan, sharcigaas oo
qeexaya lacag dirista iyo qaadashada.
Sharcigaas oo soo baxay 1-dii Ogoosta 2010,
laga soo bilaabo xiligaas waxaa dhaqan galay
sharci la yiraahdo Payment Services
Directive kaas oo oranaya shirkadkasta oo
lacag ka shaqaynaysa waa in ay haysataa
ogolaanshaha lacag diritaanka.
Sharciga cusub
|
Amal Express Sweden Xarunta
guud
Adress:
Genaralgatan 2A
41505
Bellevue
Göteborg
Tell:
Comviq 0736294606
Lyca
0764378599
Line 031-199535
|
|
Xawalada Amal Express Sweden ayaa waxay
noqotay shirkadii ugu heraysay ee heshay
sharcigaa muhiimka ah ee lacag diritaanka
oo la yiraahdo Eruopian payment Services
Directive.
Sharcigaasi wuxuu u ogolaanayaa si sharci ah
in Amal express in ay ka shaqayso lacag
diris iyo bixinba.
Maxaa looga baahanyahay qofka
lacag diraha ah?
Sharcigaan ayaa wata sharuudo looga baahan
yahay lacag diraha, sida in laga xaqiijiyo
qofka lacag dirah ah in uu dhiibo:
v
Magaca oo saxan
v
Personal no
v
Address
v
Telefone
Wargali:
Waxaan ku wargalinaynaa dhamaan macaamiisha
sharafta leh in ay u fududeeyaan shaqaalaha
shirkada waxii macluumaad ah ee looga
baahan yahay si loo xaqiijiyo sharrciga
cusub ee dalka ka hirgalay.
Websiteka:
Waxaan kale oo kusoo kordhinay shaqada Amal
Express ee Sweden, homepage cusub oo aad
kala socon kartaan maalinwalba sarifka
doolarka. Homepage waa
www.amalgoteborg.com
Shirkada Amal Express waxay u taagantahay
marwalba iyo saacadwalba u adeegida bulsho
waynta Soomaliyeed. Intaas kadib ha ku
qancinina wax ka yar intaan idiin hayno.
Hadda dir hada qaado.
Amal Express Sweden Xarunta guud
Adress: Genaralgatan 2A
41505 Bellevue
Göteborg
Tell Comviq 0736294606
Lyca 0764378599
Line 031-199535
Ku Laabo Bogga Hore ee AllPuntland.com