OGAYSIIS MUHIIM AH
|
 |
 |
|
Qaar ka mid ah Gudiga
Horumarinta Bosaaso oo
koormeeraya hawsha |
|
Dhamaan Dadweynaha Reer Puntlnad waxaa lagu
wargalinayaa in la bilaabay dayactir lagu
sameenayo wadooyinka Muhiimka ah ee
Magaalada, waxaan hawshaas wada Dawlada
Hoose ee Boosaso iyo Gudiga horumarinta
Boosaso.
Hadaba Gudiga Horumarinta Bosaaso oo ah gudi
madaxa banaan ayna kamid yihiin Culumo,
aqoon yahano iyo Ganacsasto Xushmad ku dhex
leh Dadka ayaa kashaqeeyana sidii hawsha
dayactirka wadooyinka loo dhamaystiri lahaa,
wadooyinka muhiimka ahna looga dhigi lahaa
laami.
Gudigu waxuuna ku baraarujinayaa dadwayanaha
Puntland in hawshaas ay kawada qayb qaataan
Maal iyo Muruq iyo Masakaxba si loo helo
degaan caafimaad qaba islamarkaana leh bilic
qurxoon iyo Bulsho ka qayb qaadanaysa
horumarka deegaankeeda.
قال رسول الله : لقد رأيت رجلاً يتقلب في
الجنة في شجرة قطعها من ظهر طريق كانت تؤذي
المسلمين ) رواه مسلم .
Nabigeenu waxuu yiri” waxaan arkay nin
janada dhex jabaaxaya waxuuna ku muteestay
geed dadka dhibijiray uu ka gooyay wadada”
وقال رسول الله (الإيمان بضع وسبعون او بضع
وستون شعبه فأفضلها قول : الإله إلا الله
وأدناها إماطة الأذى عن الطريق,والحياءُ
شعبةُُ من الإيمان))متفق عليه
Xadiiskaani Micnihiisu waa( Wadada oo
waxa xun laga suuliyo waa qayb kamid ah
iimaanka)
Hadaba Dhamaanteen aanu ka qayb qaadano
Laamiyeenta wadooyinkeena.
Ka qaygalkaga kusoo dir:
DAHABSHIIL INTERNATIONAL BANK ACCOUNT:
103100050
SALAAM BANK ACCOUNT:- 8001283
Accounka Sahalka:- 400540
Liiska Xubanaha Gudiga Fulinta:
|
No. |
Magaca |
Xilka |
Telefon |
|
1 |
Jen. Cali Ismaaciil |
Guddoomiye |
729465 |
|
4 |
Maxamed Caydiid Jamac |
Ku xigeen |
796267 |
|
3 |
C/fatax Maxamed Sugulle |
Maamulka/Xoghayn |
796609 |
|
4 |
C/rasaq Saciid Faarax |
Xisabiye |
795003 |
|
5 |
Xaaji Yusuf Qarawe |
Xubin |
798900 |
|
6 |
C/raxman Xundhur |
Xubin |
796363 |
|
7 |
Axmed Muse Caayib |
Xubin |
796081 |
|
8 |
Shikh C/risaq Husien Ise |
Xubin |
728265 |
|
9 |
Dr. Yusuf C/Casiis |
Xubin |
796019 |
|
10 |
Caaqil Ciise Maxamed Ciise |
Xubin |
796694 |
|
11 |
C/ladiif Yuusuf Barre |
Xubin |
796544 |
|
12 |
C/kaafi Axmed Ciise |
Xubin |
790000 |
|
13 |
Maxmed C/qaadir |
Xubin |
796698 |
Kala Xiriir gudiga
Gudiga Horumarinta Bosaaso
Tel: Mobile: 25290-729465/796609
E-mail: ghbosaso@gmail.com
Ku Laabo Bogga Hore ee AllPuntland.com