Messages for Host Communities
ATTENTION! Respecting
one another is the obligation of all Muslims: A migrant
/traveler is a human being, you must protect his/her rights
and dignity!
SOMALI
DIGNIIN! Dhamaan
muslimiinta waxaa waa jib ku ah in ay is xushmeeyaan
.tahriibe waa qof bini aadam ah , waa waajib in la
difaaco xuquuqdiisa iyo sharaftiisaba.
If
you see migrants/travelers in need for assistance, ask them
to visit the Migration Response Centre (MRC) in Bossaso Town
behind the Governor’s compound or call the hotline at +252
5829644-
(Hadii aad aragtaan qof tahriibe ah oo u baahan in la
caawiyo , u sheeg in uu booqdo xarunta MRC ee u taalo
Bossaso qaybta dambe ee dhismaha xarunta gobolka Bari ama
wac telefoonka nambarkiisu yahay +2525829644)
Messages for Migrant Communities
DANGER! Be
aware of the risks of Tahrib, you can lose all your money
and be abused. The end result can be an undignified life or
death!
( KHATAR! Ka
feejignow khatarta tahriibta ! waxxad ku wayn kartaa
lacagtaada oo dhanama si khaldan ayaa la guula dhaqmi
karaa.natijada tahriibtu waa noolal sharaf dhac ah ama
dhimasho!)
If
you are a traveler/migrant in need of assistance please
visit our Migration Response Centre (MRC) in Bosaso Town
behind the Governor’s compound or call the hotline at +252
5829644-
(Hadii
aad tahay tahriibe u baahan in la caawiyo fadlan booqo
xarunta MRC oo ku taalo Bossaso qaybta dambe ee dhismaha
xarunta gobolka Bari ama wac telefoonka nambarkiisu yahay
+2525829644.)