Home About us Mission Statement Message From MD Flight Schedule Reservations Business Class Cargo Flights
     

 

Bredfjallsgatan 22

42457  Angered

Gothenborg

Swedan

TEL/FAX: +  4631-330 7570 ama 

MOBIL: + 46 70 76 00 331 Daahir

EMAIL: somtravel@hotmail.com

kholm


GAALKACYO kala xiriir

Saleebaan Daqare 00 252 44 95 72


BOOSAASO kala xiriir

Siciid jasAan 00 252 907 18 00 00


JUBBA AIRWAYS

Sharikada Diyaaradaha Jubba Airways waxay Soomaalida iyo  macaamiisheeda caalamka oo dhan ku wargilanaysaa inay sharikadu bilowday duulimadyo joogto noqon doono oo Diyaaradaha Jubba Airways ay ku tagidoonaan magaalooyinka Gaalkacyo iyo Boosaaso.

 

Duulimaadka cusub:

Todobadkii hal duulimaad oo toos ah ayaa diyaarad Jubba Airways ahi ku tagi doontaa Boosaaso iyo Gaalkacyo, taasoo khadkeedu noqon doona siddaan:

Talaado kasta

Dubai - Jabuuti - Gaalkacyo  iyo soo noqod Gaalkacyo - Jabuuti - Dubai

Dubai - Jabuuti - Boosaaso iyo soo noqod Boosaaso - Jabuuti - Dubai

Xusuusin: Xiliga Fasaxa ee summarka waxaa jiri doona duulimaadyo dheeraad ah oo  maalmo kale  tagi tagi doona Gaalkacyo iyo Boosaaso

 

Duulimaadyadii hore

Dhamaan duulimaadyadii diyaaradaha Jubba Airways ku tagi jireen magaalooyinka kale waa siddoodii oo wax iskama badalin, iyadoo xiliga fasaxa ah ee summarka shirakadu diyaarisay.

  • Duulimaadyo dheeraad ah
  • Adeegayada safarka dhexdiisa iyo fududaynta waraaqaha safarka
  • Shaqaale dheeraad ah oo u adeegi doona safarayaasha
  • Maamul heegan ah har iyo habeen

 

FAAHFAAHINTA LA XIRIIR

XARUNTA DHEXE EE JUBBA AIRWAYS

UAE Branches Office
Al Ras, Deira
P.O.Box: 40319
Tel.: +971 4 2266423
Fax: +971 4 2266410

©ALLPUNTLAND.COM CONTACT US WEBMASTER@ALLPUNTLAND.COM  Xaysiis nagala soo xiriir allpuntland@gmail.com